Marine Cargo Insurance

Caymiskeenna badeecadaha badda wuxuu daboolayaa khasaaraha ama waxyeellada ku timaadda markabka ama badeecooyinka laga bilaabo goobta laga soo raray ilaa bakhaarka qofka caymiska leh.

Maxaad ugu cayminaysaa badeecadahaaga badda Barqadle Takaful Insurance?

  • Waxaan bixinnaa qiimooyin jaban oo si gaar ah loola heshiiyay shirkado caymis oo lagu kalsoonaan karo, kuwaas oo daboolaya caymisyada kala duwan.
  • Waxaan sidoo kale bixinnaa adeegyada rarista iyo gudbinta badeecooyinka oo leh qiimo macquul ah.